TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND OO MAGAALO XUDUUDEEDKA WAJAALE KULAN KULA YEESHAY TALIYAHA CIIDANKA DDS IYO ARIMAHA AY WADA HADLEEN!

0
17

Togwajaale(Saxilnews.com)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethopia ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalo xuduudeeda Wajaale.

Kulankan labada Taliye Wada Yeesheen ayaa ka qabsoomay dhinaca  Somaliland ee magaalada wajaale.

Geesta kale  waxa kulankan Taliyaasha ku wehelinaayey Safiirka Dawlada Ethopia u fadhiya Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here