Gudida Anshaxa iyo Dacwadaha ee Xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland ayaa Ganaaxyo Kala Duwan Kusoo Rogay labada Ciyaaryahano

0
17
BERBERA (Saxilnews.com)-GANAAX: Gudida Anshaxa iyo Dacwadaha ee Xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland ayaa Ganaaxyo Kala Duwan Kusoo Rogay labada Ciyaaryahan ee kala Cumar Aw-Geeddi Iyo Mahad Cumar .
1.Mahad Cumar oo ka tirsan kooxda Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa lagu ganaaxay muddo laba Sano Ah inu Ka Maqnaado Ciyaaraha dalka .
2.Cumar Aw-Geeddi oo Ka tirsan kooxda Dawlada hoose ee Hargaysa ayaa lagu ganaaxay 7 kulan inu ka maqnaado Ciyaaraha dalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here