Xil. Maxamed Abiib Muxuu ka yidhi Xadhiga Wariye Cabdisalaan Germany .

0
22
Hargaysa (Saxilnews.com)-“Waa sharci darro in maalin walba layidhaa qofbaa la waayay meesha lagu xidhay!!!
Waa waajib saaraan hay’adaha ammaanka inay ehelka iyo asxaabta u sheegaan halka lagu xidhay iyo sababta loo xidhay wariye Cabdisalaan Germany
Xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa ilaa maanta baadi-doon ugu jiray goobta lagu xidhay “.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here