madaxweyne kuxigeenka somaliland ayaa kulan la qaatay maamulka dawlada hoose ee degmada sheikh

0
20

Sheikh(saxilnews) madaxweyne ku xigeenka jsl ayaa manta safar shaqo ku yimi gobolka saaxil madaxweyne kuxigeenka iyo waftiga uu hogaaminayay ayaa markii ay ka tageen degmada berbera waxa ay gaadheen oo lagu sooo dhaweeyey degmada labaad ee gobolka saaxil ee sheikh halkaas oo ay kulan kula qaateeen mamulka degmada

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here