Magaaladda Boorama waxa saaka tabobar Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigalintu JSL uga Furtay Hawlwadeenadda Gobollada Galbeedka uga soo warama Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Radio Hargaysa .

0
25

Tabobarkasi oo ahaa mid lagu tabobarayo Hanaanka Tabinta Casriga ah ee Wararka @Telefishanka Qaranka taasi oo ahayd baahi u baahnayd in la daboolo si wararka gobollada ka imanaaya iyo kuwa xaruntuba ahaadaan kuwo isla jaanqaadaaya nidaam ahaan iyo Tayo ahaanba ,runtii waxay ahayd baahi ka timi xafiiska wararka ee TVga Qaranka waxaan uga mahadcelinaya fullinta hawshaasi madaxda sarre Ee Warfaafinta oo ugu horeeyo wasiir Saleeebaan Cali Koore , Agaasime Maxaemed yuusuf , agaasime C/risaaq Cissmaan ,Qeybta xidhiidhka Gobollada ,Qaybta Editoriska iyo Waaaxda Cududa shaqaalaha oo ah mishiinka iyo maskaxda qabanaya Tababarkan .
Ugu dambayn waxaan u mahadcelinaya shaqalaha tababarkaasi ka faa,iidaysanaya iyo madaxda Gobolka awdal oo saaka nala joogay furitaanka Tababarkaasi.
Wabilaahi Tawfiiq.
Madaxa Wararka Ee Televisionka Qaranka.
www.saxilnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here