Hoggaanka xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa hambalyeeyey Laanta xisbiga ee dalka Jarmalka oo qabsaday doorasho ay hoggaan cusub ku doorteen.
Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa dhambaal hambalyo, bogaadin iyo duco ah u diray hoggaanka cusub ee laanta xisbiga ee Jarmalka iyo guud ahaan taageerayaasha KULMIIYE ee dalkaasi.
Dhambaalka Guddoomiye-ku-xigeenka oo dhammaystiran waxay u dhignayd sidan hoose:
www.saxilnews.com