Burco(saxilnews.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay wakiilka qaramada Midoobay ufadhiya somaliya oo goob joog ka ahaa xubnaha dibad wareega ee magaca Somaliland ujira maamulka muqdisho ismarkaana lagu doortay magaalada muqdisho,
Sidoo kale adaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici maamulka muqdisho iyo beesha caalamka ugu baaqay in aanay marnaba matalin xubno lagu soo dhoob dhoobay muqdisho ismarkaana ay talaabo adag ka qaadi doonaan xubnihii dooranayay ee wajiga qarsaday.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan