Guddoomiyaha Cusub Ee Baank Dhexe Oo La Kulmay Guddoomiyaha Xilka Ka Sii Degaya

0
20

Hargeisa (07/09/2021) :- Guddoomiyihii Hore ee Baanka Dhexe JSL Mudane: Cali Ibraahim Jaamac “Baqdaadi” ayaa maanta qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee dhawaan Madaxweynaha JSL Mudane: Muuse Biixi Cabdi u soo magacaabay xilka Guddoomiyaha Baanka Dhexe JSL Mudane: Cali Cabdilaahi Daahir.

Labada Gudoomiye ayaa kormeer barasho iyo indho-indhayn ah ku soo maray dhamaan qaybaha (Departments) iyo Laamaha (Branches) Baanka ee ku yaala caasimada Hargeysa.

Wabilaahi Towfiiq.

© Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Iyo Arrimaha Dibadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here