Maalqabeeno u Hoggaamiyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Kulan la Yeeshay Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge

0
28
Hargaysa (Saxilnews,com)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo hoggaaminaya Wafti sare oo ah Maalqabeeno u dhashay Dalka Jabuuti, ayaa Kulan saacado badan qaatay la Yeeshay Maayirka Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Md. Cabdikariin Axmed Mooge.
Kulanka Maalqabeenada Jabuuti ee u Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed gadhwadeenka ka ahaa, ayaa waxa lagu lafo-guray sidii la iskaga kaashan lahaa horumarka dhinacyo badan.
Waxanay labada dhinacba balan-qaadeen wada-shaqayn toos ah oo ilaa Heer wadan ah wada yeeshan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here