DAWLAD JABUUTI OO IIBINAYSA SAAMI KA MID AH SHIRKADEEDA IS-GAADHSIINTA

0
21
Taxis are lined up in front of shops in a downtown location in Djibouti.

Jabuuti (Saxilnews.com)-Jabuuti ayaa markii ugu horreysay shaacisay qorshe ay saami ka mid ah shirkadeeda is-gaadhsiinta uga iibineyso shirkado gaar loo leeyahay si shirkadda is-gaadhsiinta ee dowladda loo horumariyo isla markaana wax looga beddelo maamulka shirkaddaas.

Waxaana tallaabadan looga golleeyahay in lagu dhaqaaqo iskaashi dhanka istaraatiijiyadda oo saami looga iibinaya shirkadaha gaarka loo leeyahay, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

 

Madaxweynaha wuxuu sheegay in golaha wasiirada ay ansixiyeen sharci hagayaa sida saamiga kamid ah shirkadda loo iibinayo.

Jabuuti waxay dakhli badan ka heshaa wadammada shisheeye ee saldhigyada milateri ku leh iyo dekedaha ku yaalla halkaas

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here