$400 MILYAN SACADDI AMA 1 BILYAN OO DOLLAR MAALINTII KHASAARAHA GANACSIGA CAALAMKA KASOO GAADHAYA MARKABKA KU CAARYEY MARINKA CANAL SUEZ

0
19
$400 MILYAN SACADDI AMA 1 BILYAN OO DOLLAR MAALINTII KHASAARAHA GANACSIGA CAALAMKA KASOO GAADHAYA MARKABKA KU CAARYEY MARINKA CANAL SUEZ

Boqolaal markab oo badeecado u kala siday jihooyinka waqooyi iyo koonfurba ayaa afarti maalmood ee u dambeeyey ku xayiran marinka Suez.

 

Dalka Masar ayaa waxa sanadkii kasoo gala cashuurta maraakiibta isticmaasha marinka Suez(Suwees) dakhli lagu qiyaaso $5.6 bilyan sanadkii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here