Hargeysa (Saxil News.com )-Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa maanta shir jaraa’id oo uu magaalada Hargeysa ku qabtay kaga hadlay xaalada dalka iyo heerka hogaaminta madaxweyne Silaanyo.
HALKAN KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=wfwF6zspsLo