Jaamacad Cusub oo Manta Laga Dhagax Dhigay Magaalo Xeebeda Berbera .

0
20

Berbera (Saxilnews.com)-maamulka Gobolka Iyo Degmada Berbera ayaa ka qaybgalay dhisme cusub ee lagu soo kordhindoono jaamacada Culuumta Badda ee magaalada Berbera .

Gudoomiyaha Jaamacada Culuumta Badda ee magaalo xeebeda Berbera Pro Cabdiqani Axmed Khayre ayaa sheegay inay mudo lix bilood ah oo manta ka bilaabmaysa ay kusoo gabogayndoonaan dhismaha jaamacada qaybaheeda cusub markuu ka hadlayey dhagax dhiga qaybaha cusub ee jaamacadaasi .

 

waa muqaalka mustaqbala ee dhismaha jaamacada lagu soo kordhinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here