Melburn(saxilnews.com)-Dowladda Australia ayaa bilowday in geela duurjoogta ah ee hawdka dalkaas ku nool ay ku iibiso Online-ka, iyadoo halkii neef siinaysa $250 doollar. – BBC
Australia ayaa sanadihii dambe laynaysay geeleeda, kaddib markii la sheegay in uu biyo badan cabbo, taas oo lagu tilmaamay mid caqabad ku ah deegaanka, maadaama abaaro ay kusoo noqnoqdeen dalkaas.
Seyladaha Soomaalida waxa neefka geela ah lagu kala iibsadaa qiimo badan.
xigasho BBC-Somali.com