Dib U Milicso Doorashadii Golaha Wakiillada Ee 2005, Tirada Codadka Xildhibaannada Iyo Siday Xisbiyada Qaranku U Kala Heleen Doorashadaasi

0
27

Doorashadii Golaha Wakiillada Somaliland ee sannadkii 2005 dalka ka qabsoontay waxa ay ahayd doorashadii ugu horraysay intii dalku dib xornimada ula soo noqday ee ay ku soo baxaan xildhibaano hannaan dimuquraadi ah loo soo doortay. Waxa wakhtigaasi dalka ku tartamay xisbiyada UDUB, KULMIYE iyo UCID.

Waxa aan halkan idinku xasuusin doonaa tiradii ay kuraasta ku yimaaddeen 82-kii Xildhibaan ee wakhtigaasi doorashada ku soo baxay oo qaarkood maanta mootan yihiin Rabbi ha u naxariistee intii geeriyootay, inta xanuusanaysana ilaahay ha caafiyo.

Natiijada doorashada golaha wakiilada JSL.

29-kii Bishii Sagaalaad 2005 tirada guud ee codaysay waxa ay ahaayeen 349,291 oo qof

Gobalka    |    Kuraasta   |    Codadka

Saaxil         |     10 kursi       |   25,662 Cod

Awdal        |     13 kursi       |   88,719 Cod

Sool              |     12 kursi       |  12,007 Cod

Sanaag:         |   12 kursi.      |   34,859 Cod

Togdheer     |     15 kursi.      |   60,983 Cod

Marodijeex   |    20 kursi        | 127,061 Cod

Somaliland      |     82 Kursi.      |  349,291Cod

Sidee haddana noqotay Natiijada Xildhibaannada Tartanka galay ee ay xisbiyadu u kala heleen: .

Gobolka SAAXIL:

1 Aadan Diiriye Dirir.             3309. UDUB.

2 Maxamed Nuur Caraale.   2710. UDUB.

3 Axmed Xasna Aadan.       2418. UDUB.

4 Maxamed Jamac Cilmi.   2131 UDUB

5 C/raxman Max’ed C/lahi.    4321 UCID

6 Axmed Maxmed Cali.          2333 UCID

7 Maxamed Faarax Qabile.    2223 UCID

8 Faarax maxamed Cabdule  2182 UCID

9 Siciid Cilmi Rooble.              2510 KULMIYE

10 Max’ed Xuseen Ciise.        1925 KULMIYE

Totalka Kuraasta Gobolka Saaxil 10 Kursi

Totalka Codadka Gobolka Saaxil 25662 Cod

Gobolka AWDAL:

11 Cabdi Max’ud Jamac.          14035 UDUB

12 Axmed Barkhad Obsiiye     9580  UDUB

13 Max’ed Barkhad Migane     7841 UDUB

14 Mahdi X. Xasan Sugaal.     7127 UDUB

15 Cumar Nuur Cismaan.        5786 UDUB

16 Cali Sh. Ibrahim Aareye.     5622 UDUB

17 Axmed Max”ed  Afweyne   5135 UDUB

18 Abubakar C/raxman Good   8952 KULMIYE

19 Mahdi Xusen Cadare.         4954 KULMIYE

20 Ikran X. Daa’uud Warsame.     3510 KULMIYE

21Muse Max’ed Ismaciil         8226 UCID

22 Mahdi C/laahi Maxamed   4210 UCID

23 Axmed Cabdi Siciid.            3741 UCID

Totalka Kuraasta Gobolka Awdal 13 Kursi

Totalka Codadka Gobolka Awdal 88719 Cod

Goblka SOOL:

24 Aadan Tarabi Oogle.            2586 UDUB

25 Max’ud Dhunkaal Guutaale 2166 UDUB

26 Xarir Sicid Bulale Warsame 1923 UDUB

27 Max’ed Axmed Dhakool.               UDUB

28 Saleban Yusuf Cali Koore.            UDUB

29 C/raxmaan Muuse Jaamac.         UDUB

30 Ibrahim Axmed Raygal.       2190 KULMIYE

31 Axmed Ducaale Bullaale.    2072 KULMIYE

32 Baashe Maxamed Faarax.  …….. KULMIYE

33 Maxamed Jaamac Cabdi.   ……..KULMIYE

34 C/qaadir Askar Xasan.       2070   UCID

35 Siciid Axmed Cilmi.             ……… UCID

Totalka Kuraasta Gobolka Sool 12 Kursi

Total Codadka Gobolka Sool 12007 Cod

Gobolka SANAAG:

36 Maxamed Saalax Cige Cali 5964 UDUB

37 Maxamed Cumar Jabaabul 4798 UDUB

38 C/qaadir Jaamac Xaamud 4480 UDUB

39 Ibrahim Max’ed  Dhadhere 4846 UDUB

40 Baar Siciid X. Faarax.         ………UDUB

41 Dr. C/raxman Yusuf Cartan 7324 KULMIYE

42 Ibraahim Jaamac Rayte.     7128 KULMIYE

43 Yuusuf Max’ed Cali Xayd    5854 KULMIYE

44 Cisman Max’ed  Bulqaas   4744 KULMIYE

45 Cali Max’ed Aadan (Cali Bare) KULMIYE

46 Maxamed Cali Jibriil Ducaale 6160 UCID

47 Saleban Cali Cawad Bukhari 4989 UCID

Totalka Kuraasta Gobolka Sanaag 12 Kursi

Total Codadka Gobolka Sanaag 34859 Cod

Gobolka TOGDHEER:

48 Farxaan Maxamed Cali.        5908 UDUB

49 C/casiis Max’ed Dhulcun.     5743 UDUB

50 Cali Xaaji Maxamed.              3872 UDUB

51 Axmed Maxamuud Nuur.       3427 UDUB

52 Xuseen Ismaaciil.                   3271 UDUB

53 Cali Maxamed Xasan          5639 KULMIYE

54 Prof. Max’ed Cumar Jiir.     4674 KULMIYE

55 Maxamed Ismaaciil Cali.   4130 KULMIYE

56 Cumar Axmed Saleebaan 4073 KULMIYE`

57 Maxamed X. Yuusuf          3972 KULMIYE

58 Xamse Maxamed Gaadaweyne KULMIYE

59 Maxamed Jaamac Cali.     5071 UCID

60 Jaamac Xasan Aadan.       4709 UCID

61 Xuseen Maxamed Cige.      3551 UCID

62 Naasir X. Cali Shire.            3013 UCID

Totalka Kuraasta Gobolka Togdheer 15 Kursi

Total Codadka Gobolka Togdheer 60983 Cod

Gobolka MAROODI-JEEX:

63 Xasan Cawaale Caynaan     7854 UDUB

64 C/kariim Aw Cali Shabeel    6237 UDUB

65 Cali Obsiiye (Cali Gabiley)   5680 UDUB

66 C/qadir X. Ismaciil Jirde      5139 UDUB

67 C/raxman Max’ed Jamac    5058 UDUB

68 Aadan Mux’ed  (Mataan)     4412 UDUB

69 Axmed Ibrahim (A Weyne)   8584 KULMIYE

70 Dr.Axmed Max’ed (Nacnac) 7412 KULMIYE

71 C/casiis Max’ed Samale      6330 KULMIYE

72 Dr. Axmed Cabdi Kijandhe   6171 KULMIYE

73 Ibrahim Axmed Haybe.        6023 KULMIYE

74 Max’ed X. Max’ud Cumar     5108 KULMIYE

75 Max’ud Axmed  Gaboobe    5095 KULMIYE

76 Dr. Cali Yuusuf Axmed.        4951 KULMIYE

77 Khadar A. Xuseen(Ambasatoor) 9251 UCID

78 Ibrahim Mahdi Buuba Hurre 7980 UCID

79 C/raxman Cisman Caalin  6937 UCID

80 Bashiir Sh. Xusen Tukale   6818 UCID

81 Xaashi Xuseen Caabi.        6306 UCID

82 Max’ed Baaruud Shide.      6015 UCID

Totalka Kuraasta Gobolka M-Jeex 20 Kursi

Total Codka Gobolka Marodijex 127061 Cod

Xuquuqda xogtan waxa leh: Komishanka Doorashooyinka ee JSL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here