CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA SOMALILAND OO MARKAB TUUGO KU GURANAYA KALUUNKA BADA SOMALILAND MARKII LABAAD GACANTA KUSOO DHIGAY

0
22
Saylac(saxilnews.com)-Saldhiga labaad ee Ciidanka ilaalada Xeebaha iyo Difaca Badda ee fadhigiisu yahay Magalaada Saylac Ayaa Gacanta ku soo dhigay Markabkan oo bishii dhamaatay horaanteedi ay sidaayen ayay mar kale hawgal ay qadeen Gacanta ku soo dhigayn isaga oo sife dharcidaro ah oo tuugo ah biyaha bada Somaliland Kaluun uga guranaya.
Ciidanka Ilaalada Badda ayaa ka war helay isla markii uu Biyaha Badda Somaliland soo galay Markabkani ka dib markii uu soo qabtay qalabka Radar-ka ciidanku badda ku ilaaliyo .
Waxa gacanta ku haya hadda ciidanka markabkii iyo shaqaalihiisiba Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa sheegay inay ugudbin doonaan Markabkan iyo shaqaalaha Saaranba si sharciga uyaala Kaluunka tuugaysiga ah iyo ku xad gudubja Biyaha Bada Somaliland si ay Markamadaha cadaalada ee awooda ulihi ugu fuliyaan 
Markabkan tuugada ku gurnayaa Kaluunka biyaha Bada Somaliland ayaa waxa uu ka diwaan gashanyahay ama laga leeyahay Dalka Jabuuti sida ka muuqata calanka uu sito iyo Magaca dalkaas oo ku xardhan.
Xigasho Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here