Booliska Australia Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Soomaali Ah

0
21

Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa maanta badhtamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo 22 jir ahaa.

Booliska ayaa sheegay in wiilka uu mindi Ku hubeysnaa, islamarkaana uu halisgeliyey naftooda, sida ay sheegeen, Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here