CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA TOGDHEER OO FAAH FAAHIN KA BIXIYAY HOOYO CARUUR AY DHASHAY GUBTAY!

0
18

Burco(saxilnews.com)-Taliyaha qaybta ciidanka booliska ee gobolka togdheer ayaa faah faahin ka bixiyay dhaco murugo leh oo ka dhacay deegaanka gobolka togdheer katirsan oo hooyo afar caruur ah oo ay dhashay ku gubtay guriga kuwaasi oo ay geeriyoodeen 3sedex kamid ah halka midna uu yahay dhaawac culus oo xaaladiisa lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada burco.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here