Warka Maamulaha Guud Ee Astaan Tv Cabdimanaan Hadda Xabsiga Laga Sii Daayay By hamse garaad - December 10, 2020 0 29 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxa hadda xabsiga laga sii daayay maamulaha guud ee warbaahinta Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf. Cabdimanaan ayaa bishii hore maxkamadi ku xukuntay 5 sanadood oo xadhig ciqaabeed ah , ganaxaax lacageed iyo xayiraad lagu rogay warbaahintiisa.