Duuliye Sare Axmed Dheere Oo Xalay Qalbiga Ruxay Kumanaan Shacabka Berbera Ah Halkan Ka Daawo Khubadiisa oo dhamaystiran.

0
23

Berbera (Saxilnews.com)-Duuliye Sare Kornayl Axmed Dheere Ayaa Habeenkii Xalay Qalbiga Ruxay Kumanaan Shacabka Berbera Ah Halkan Ka Daawo Khubadiisa oo dhamaystiran.

Kornayl Axmed Maxamed Xasan waxaa uu kamid ahaa duuliyayaashii diyaaradaha dagaalka ee dawladii siyaad barre waxaa uu diiday sanadkii 1988kii bishii july inuu duqeeyo shacabka caasimada hargaysa ee somaliland kadib markii diiday amarkii saraakiishii ka sareeyey waxaana uu dorobiday inuu hubkii iyo diyaaradiiba meel cidlo ah ku tuuro gaar ahaana xeebaha dalka jabuuti.

habeenkii xalay ahaa ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalo xeebeda Berbera shacabka ayaa ukacay markii soo gaadhay goobta xafladu ka dhacayso waxana lagu soo dhaweeyey hadalo qiiro xabaarsan lagu xusaayey sanadihii dhibaatada ay soo mareen shacabkani iyo goaankii geesinimada lahaa ee uu qaatay wakhtigaasi .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here