WARQAD FURAN, MUDANE MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI. QALINKII PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

0
28

WARQAD FURAN, MUDANE MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI.
QALINKII PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay
wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada
Somaliland loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka
wadaniyada ay lahaayeen.
Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada burco, xasuuqii 20.12.84. lagu
toogtey waxgarad kii, Somaliland.Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada Muqdisho, xasuuqii, 18.07.89.
Waxii shucuur iyo qiiro aad uqabto dalkaaga iyo deegaankaaga wey kuu
hayaan;
Waxaad damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga dalkaaga iyo
duunyadiisaba wey kuu og yihiin.
Waxii wel wel iyo walaac kusoo food-saara, ama waxqabad, shacabkaaga iyo
dalkaaguba wey kuu og yihiin.
PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
ANKARA, TURKIYA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here