Golaha Guurtida Oo Saaka Ansixiyay Xeerk Doorashooyinka

0
20

Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka duuduub ku ansixiyay Xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka iyo diwaan galinta Cod-bixiyayaasha.

Fadhiga lagu ansixinyay waxaa ka soo Qayb galay 53 Xildhibaan waxa ogolaaday 49 mudane laba Xildhibaan waa diideen Hal Xildhibaana waa ka aamusay sidaasi ayuu kaga Gudbay Golaha Guurtida Somaliland.

Xeerkan ayaa ka soo gudbay golaha Baarlamaanka Somaliland, una gudbi doona madaxwaynaha Somaliland Somaliand.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here