Dr Cumar Shucayb Ayaa Si Faahfaahsan Uga Hadlay Tayada Daawooyinka Dalka Yimaada ”

0
21

Berbera (Saxilnews.com)-Wasiirkii hore ganacsiga jsl Cumar Shucayb Maxamed ayaa si adag uga hadlay tayada daawooyinka dalka dibadiisa laga soo waarido kuwaasi sheegay inay ubaahan yihiin kontiinero qaboojiyayaal , waxaa uu balanqaaday isagoo ku hadlay afka shirkadaha daawooyinka keena inay dawlada kala shaqaynayaan cafimaadka iyo ilaalinta bulshada somaliland .

 

halkan ka daawo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here