Hargeysa(saxilnews.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa shaacisay in ay wado qorshe ay ku samaynayso xeer isticmaalka baraha bulshada kaasi oo lagu kala xadayn doono
Agaasimaha guud ee wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada ayaa faah faahin ka bixiyay xeerk xakamaynta baraha bulshada oo ay wasaaradu wado.