HANTI DHAWRAHA GUUD EE SOMALILAND OO FAAH FAAHIN KA BIXIYAY MASUULIYIIN AY UXIDH XIDHEEN ARIMO MUSUQ MAASUQ.

0
25

Hargeysa(saxilnews.com)-Hanti dhawraha Guud ee somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa faah faahin ka bixiyay baadhintaano masuq Maasuq Oo Ay Mudooyinkii udanbeeyay ka wadeen gobolada Dalka iyo 18 Masuul oo ay uxidh xidheen eedaymo musuq Maasuq.

Sidoo kale Hanti Dhawraha guud ayaa ka hadlay caqabadaha ka hor yimaada xiliyada ay baadhintaanada wadaan Sidaana wuxu ku sheegay waraysi uu siiyay Idaacada VOAda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here