Wamaxay dhaqaaluhu ?

0
27

W axaa macquul ah inaad in badan isweydiisay su’aashaan ah “Waa Maxay Dhaqaalaha?”(saxilnews) Waxaa in badan su’aashaan isweydiiyay dhaqaalyahaano badan sidda ku xusan taariikhyada wadamada aadka u wanaagsan dhaqaalahooda maanta. Su’aashaan ayaa ah su’aal soo jireen ah waxaana la isweydiini jiray qarniyo badan ka hor. Sidaas waa ay noqon lahayn yaab in aysan jirin hal jawaab guud-aqbalay in su’aasha ah: “? Waa maxay dhaqaalaha”
Wakhtigaan la joogo haddii aad isku daydo inaad ku qorto website browser-yada oo aad raadiso macnaha dhaqaalaha waxaa macquul ah inaad hesho macnayaal fara badan oo kalla duwan. Qoraa walbo wuxuu u qeexaa macnayaal kalla duwan balse haddii aad si fiican ulla raacdo indhaha waxaad oganaysaa in dhammaantooda ay yihiin kuwa isku macno ah.
Haddii aad isbar-bar dhigto dhammaan macnayaasha laga qoray taariikhdii horre illaa waqtigaan la joogo manta waxaad ogaanaysaa in xaqiiqda ay tahay dhammaan inay yihiin kuwa isku wada macno ah.
Haddii aad ka raadiso qaamuusyada, erayga “dhaqaalaha” wuxuu u qeexayaa dhaqaalaha sida “daraasadda ee wax soo saarka, qaybinta, iyo isticmaalka Xoolaha ee bulshada iyo aadanaha”
Waxaad iskuulada iyo jaamacadaha kusoo baratay buugaag kalla duwan oo qeexaayo dhaqaalaha hadaba haddii aad qeexi karto, fadlan kusoo qor hoos qeybta commentiga su’aashaan jawaabteeda, Waa Maxay Dhaqaalaha?
Waa Maxay Dhaqaalaha?
Sida professor dhaqaalaha ah iyo khabiirka dhaqaalaha Tukesomalism.com, jawaabta aan ka bixinaayo su’aashaas, waxay u badan tahay wax ay weheliyaan khadadka soo socda:

Diyaariye by:
Aqoonyahan : Abdirahman Ali Ahmed
Email: cabdiraxman4440777@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here