MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI CABDI OO QAABILEY WAKIILKA CHINA UQAABILSAN ISKAASHIGA AFRICA IYO CHINA

0
26

Hargeysa(saxilnews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “Forum on China-Africa Cooperation” (FOCAC), Ambassador. Zhou Yuxiao oo safar saddex maalmood qaatay ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here