Waa musharaxa kaliyee lagu qanci karo kartidiisa iyo aqoontiisa inta maanta gobolka saaxil uga sharaxan baarlamanka

0
21

MUSHARAX XIL. MUBAARIK XEEL-DHEERE.

Mubaarak Xeeldheere waa musharaxa golaha baarlamaanka waxaan halkan kusoo gudbin doona qayb yar oo ka mida tarikhdiisa.

WAXBARSHADA HEERERKII KALA DUWANA.
Mubaarak xeeldheere waxa uu kusoo qaatay meelo kala duduwan waxana ka mida.

1.waxa uu ku soo dhamaystay waxbarshada hoose/dhexe iyo sareba magalada berbera gaar ahaan dugsiga sare ee #bursade.
2. Fisrt degree #TT jamacada #camuud ee gobolka awdal.
3.second degree health waxa uu ka qaatay jamacada #shifa magalada hargeisa.
4.fisrt master degre in #developmentstudy #kampala university.
5.second master #publichealth ABAARSO TECH UNIVERSITY. Hadana waa PHD CANDIDATE.

WAAYO ARAGNIMADISA SHAQO-AHAANEED.

waxa mubaarak xeeldhere kasoo kala shaqeeyay goobo shaqo oo kala gedisan waxaana ka mida.

1.waxa uu macalin dhiga dugsiyada sare kasoo noqday dugsiyo ku yaala gobolo kala duduwan.
2. Waxa uu kasoo shaqeeyay #SaveTheChildren DRR PROJECT COORDUNATOR.
2.waxa sidoo kale uu kasoo shaqeeyay #candlelightenvironmental LIVELIHOOD PTOJECT MANAGER.
3.waxa uu sidoo kale kasoo shaqeeyay haayada #caritas EDUCATION COORDINATOT.
4.waxa uu sidoo kale kasoo shaqeeyay #soschildrensvillages EDUCATION AND LIVELIHOOD PROJECT COORDUNATOR.
5.SIDOO KALE WAA #PROFSER JAMACADAHA DALKA WAX KA DHIGA.

SAMAFALADA UU KA QAYB QAATO.

waxa uu ka qayb qaata adeegyo badan oo lagu horumarinaayo bulshada sida.

1.caawinta dadka jilicsan.
2.caawinta danyarta aan awoodin inay waxbartaan.
3.ka qayb qaadshada hawlaha horumarineed ee asaasiga ah.

Waa musharax aanu idinka soo naqaynay.
Qofkastoo caqli saliima leh oo faalo fog ka bixinkara shaqsiyada musharaxan waa cid garan karta himilada iyo hadafka aqooneed ee uu leeyahay xildhiban mubaarig waa aqoonyahan aan hubo in kartidiisa iyo aqoontiisa uu waxbadan badali karo .kwaa aqoonyahan handabe mustaqbal leh waa masuul lagu aamini karo kursiga baarlamaanka waana nin matalikara bulshada uu wakilka ka yahay waa bilhi tawfiiq.
Diyaariye by .
Abdirahman Ali Ahmed
cabdiraxmancali948@gmail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here