GOLAHA WAKIILLADA OO SHEEGAY KALSOONIDII KALA NOQDEEN FAYSAL CALI WARAABE IYO DACWAD AY DALBADEEN IN LAGU SOO OOGO!

0
21

HARGAYSA(saxilnews.com)-Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID

Gudigu Waxay ka dalbadeen xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland inay kusoo oogo eedaymo salka ku haya Kicin dadweyne oo ay sheegeen inuu ka dhalan karo xadhig u dhexeeya 6 Bilood ilaa 5 sano oo uu wajihi karo Gudoomiyaha xisbiga UCID.

Akhriso Qoraal kasoo baxay  Golaha wakiillada Somaliland iyo eedaha ay kusoo Oogeen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here