Muqdisho (Saxilnews.com)-Haayada xuquuqal insaanka ee human rights watch ayaa canbaaraysay dad rayid ah oo ciidamada maraykanku ku laayeen gudaha somaliya bilihii lasoo dhaafay.
Sidoo kale haayada xuquuqal insaanka ayaa soo bandhigtay tirada dadka rayidka ee ciidamada maraykanku ku dileen somaliya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan