JABUUTI(s.x.n)-Safaarada dalka maraykanka ee dalka jabuuti ayaa muwaadiniinta ku dhaqan dalka jabuuti ugu baaqay in ay iska jiraan goobaha aan loo ogolayn in tagaan si amaankooda loo ilaaliyo.
Sidoo kale dawlada maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay tagaan goobaha lagu wado in ay ka dhacaan mudo haraadadu ee magaalada jabuuti
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;