Xukuumada Jabuuti oo Xabsiga u Taxaabtay Boqolaal Dhalinyaro ah iyo Taliyihii Xabsiga Gabood ee Maxbuus Fuaad Muuqaalka Argagagaxa leh kasoo Duubay…

0
20

(Saxilnews)

Xukuumada Jabuuti oo Xabsiga u Taxaabtay Boqolaal Dhalinyaro ah iyo Taliyihii Xabsiga Gabood ee Maxbuus Fuaad Muuqaalka Argagagaxa leh kasoo Duubay…

Jabuuti(Xogreebnews)-Waxa Maanta jeelka loo taxaabey
Coronel Abdillahi Jamac yoonis, oo ahaa Taliyaha Xabsiga Gabood ee Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Dadka ku Ciqaabo.
Taliyaha Xabsiga loo Taxaabay ayaa lagu Haystaa qaabkii u Maxbuus Fuaad Yuusuf Cali u helay Telefoonka uu Xabsiga iskaga soo dhex duubay.
Geesta kale, waxa ilaa xalay Ciidamada Booliska Jabuuti xabsiga u taxabeen boqolaal dhalinyaro ah iyo dad kaloo kamid ah qaraabada maxbuuska ku darayeysan Suuliga ku dhexyaala Xabsiga Gabood. La soco Shabakada Xogreebnews oo kamid ah Warbaahinta tirada yar ee si toosa usoo gudbinaya kacdoonka ka socda dalka Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here