0
18

Hargeysa(saxilnews.com)-Wasiir Maxamed Axmed Cawad Oo Bartiisa Twiterka Qoraal Kooban soo dhigay ayaa sheegay in baadhitaan kadib laga helay inuu qabo xanuunka Caronavirus ama Covid19 hase yeeshee uu caafimaadkiisu fiicanyahay wax dhibana aanu dareemayn.

Halkan Hoose Ka Eeg Qoraalka Wasiirka Ee Twiterka

Image may contain: text

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here