GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI EE GOBOLKA AWDAL OO MASAAJIDADA BORAMA LAGAHABAARAY.

0
16

salaadii jimce waxa coddheer masaajidada borama qaarkamida lagu soo hadalqaaday gudoomiyaha wadani ee gobolka awdal oo kukacay falal biniaadentimada kabaxsan kuwaasoo in ay jiraan dadbley hubaysan oo sooweerartay guriga mayorka borama halkaasoo ay rasaas isweydaarsadeen qaar kamida ciidanka boliska ee ilaalada guriga mayor saleebaan xasan xaddi.Hadaba iyada oo ay arintani tahay arin qofkasta oo damiirkiisu caadi yahay oo islaam ahi kaxumaaday isla markaana hay,aihii baadhistu kudaba jiraan dadkii falkaa geystay silama filaana media ha usoo fadhiistay wakiilka xisbiga wadani ee gobolku isaga oo marka horeba looga bartay inuu mediaha usoo fadhiisto oo keliya marka uu mayorka waxkasheegayo inuu dhibaatadan reerkii mayorka loogeystay uga hadlo sifaxshi nimo ah oo aan loodulqaadankarin bulshada reer boramana ku abuurtay dareen ay aad ugawada xumaadeen tuhuna gelisay hayadaha baadhista iyo dadkii dhegeystayna. Arintaas oo ay culimadii gobolku aad uga xumaatay xisbigii uumasuuliyada uhayeyna dhaawac ku ah inaad budhcad weerar geysatay oo gurilahurdo rasaas ladhacday marwo 8bilooda iyo caruurteedii oo hurda falkaasina wuxu markeliya kadhawaajay culimadii habaarna dusha kagatuuray isaga iyo cidii falkaa fulisayba xisbiga wadanina udiray fariin ah inay gobolkan sumcadii xisbigu hoos usiisocoto loogana baahan yahay inay qiimeeyaan shaqsiyaadka umetelaaya gobolada waayo wakiilka gobolka awdal xilkii xisbiga wuxu kadhigtay wax uu u isticmaalo kolba sida uu shaqsiyan isku difaacayo mararka qaarkoodna fanogaara loo kiraysto isaga oo kuqanacsan mijino jaada maadaama 2badii xisbiyee horeba looga soo eryey sumcadxumo noocaasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here