Shirkada DP World Ayaa Si Balaadhan Shaqaalaheeda Uga Wacyigelisay Xanuunka COVID-19

0
18

Berbera (Saxilnews.com)-Shirkada Dekeda Berbera Maamusha Ee DP World Ayaa samaysay wacyigelin ku aadan xanuunka Covid-19 waxayna samaysay boodhadh waawayn iyo calaamado tilmaamaya ka hortga xanuunkaasi aduunka ka qaylisiiyey waxay sidoo kale kusoo kordhisay albaabka Dekeda Laga galo qalabka xumada lagu baadhon iyo sidoo kale shaqaale u tababar ka hotaga xanuunkaasi ,shaqaalaha ka shaqeeya dekeda Berbera ayaa iyaguna ah kuwo ka tababaran habka xanuunkaasi looga hortago iyo sida looga feejignaado dadka qaba xanuunkaasi .

 

sidoo kale shirkada Dp world ayaa somaliland kala shaqaysay ka hortaga xanuunkaasi waxayna ku caawisay somaliland qalab caafimaada oo kala duwan sida qalaka waji iyo afka lagu xidho iyo mishiinada naqaska .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here