“Jamacada Alpha University Burco Ayaa Noqotay Jamacada Ay Ardayda Ugu Tirada Badani Wax Ka Bartaan Islmarkana Ugu Tayada Wngsan Dhamman Jamacadaha Ku Yaalla Gobolka Togdheer”

0
27

Jamacada Alpha University Burco Ayaa Noqotay Jamacada Ay Ardayda Ugu Tirada Badani Wax Ka Bartaan Islmarkana Ugu Tayada Wngsan Dhamman Jamacadaha Ku Yaalla Gobolka Togdheer.

Qiimeyn Balladhan Oo Ay Sameeyeen Ardayda Jamadaha Dalka Oo Dhan Iyo Macalimiin Dalalka Dibbadiisa Ka Yimi Oo Wax Ka Dhiga Jamadaha Dalalka Dunida Kuna Soo Ogaanayeen Jamacadaha Burco Tiradooda Iyo Tayadooda Ayaa Waxa Ay Qiimeyntaasi Oo Waqti Badan Qaadatay Waxay Kusoo Saareen In Jamacada Alpha University Burco Ay Tahay Jamacada Ay Wax Ka Bartaan Badiba Ardayda Ugu Badan Ee Wax Ka Dhigata Jamacadaha Magalada Burco Ardaydan Ayaa Sidookale Kulamo Gaar Gaar Ah Oo Ay La Qaateen Ardayda Kala Duwan Ee Wax Ka Barta Jamadaha Ku Yaalla Magalada Burco Waxay Ku Ogaadeen In Ardayda Kala Duwan Ee Wax Kabarata Jamacada Alpha University Burco Ay Yihiin Arday Heerarkooda Aqooneed Uu Aad U Sareeyo Oo Aad Ka Dhex Garan Garto Ardayowga Kale Ee Wax Ka Barta Jamacadaha Kale Ee Gobolka Togdheer.

1.Waxay Sidoo Kale Ardaydani Qiimeynta Sameynayey Xuseen Soona Gudbiyeen In Jamacada Alpha University Ay Tahay Goob Waxbarasho Oo Dhamaystiran Haday Noqoto Qalabka Kala Duwan Ee Ardayda Wax Lagu Baro,Maamulka Wanagsan Ee Ardayda Lagu Hagayo, Manhajyada Ardayda Loo Dhigo Oo Waafaqsan Lana Jaan Qaadaya Kuwa Wadamada Caalamka Iyo Sidookale Macalimiin Aqoon Fiican Oo Durugsan U Leh Aqoonta Ay Ardayda Barayaaan Waana Qodobada Ay Jamacada Alpha Ay Kaga Duwantahay Ay Yidhaahdeen Ardaydani Qiimeynta Sameynaysey Jamacadaha Kale Ee Ka Jira Gobolka Togdheer Taas Oo Sababtay Inay Jamacada Alpha University Burco Ay Noqoto Goob Aqooneed Balladhan Oo Ay Ku Hirtaan Badiba Ardayda Jamacadaha Doonaya Inay Wax Ka Bartaaan.

2.Ardaydani Ka Koobnayd Dhamman Jamacadaha Dalka Ee Qiimeynta Ku Sameynayey Jamacadaha Gobolka Togdheer Tiradooda Tayadooda Hababka Waxloo Baro Waxay Soo Xaqiiniyey In Jamacada Alpha Ay Aad Uga Qayb Qaatay Horumarinta Dhanka Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Iyagoona Gudidan Qiimeynta Sameynaysey Baadhis Dheer Oo Ay Sameeyeen Ay Ku Ogaadeen In Ardayda Ugu Badan Ee Ka Hawlgala Farmasiiyada Xanaanooniyinka Magalada iyo Kuwa Miyiyada Iyo Dhakhtarka Weyn Ee Magalada Burcaba Ay Yihiin Ardaydii Dhamaystay Ama Ka Qalin Jabiyry Culuumaha Kala Duwan Ee Caafimaadka Ay Bixiso Jamacada Alpha Univertisy Burco Haday Noqoto Nursing,Laboratory, Iyo Midwafery.

3.Waxakale Oo Ay Gudidu Soo Ogaatay Inay Gaaro Caafimaad Oo Bilaash Ah Ay Ardayda Caafimaadka Ee Jamacada Alpha University Burco Iyo Maamulka Iyo Macalimiinta Oo Iskaashanayaa Ay Ka Sameeyeen Gudaha Gobolka Togdheer Iyo Badiba Deeganada Hoos Yimaada Kuwaas Oo Gudida Oo Booqatay Uga Waramay Inay Jamacada Alpha University Burco Maamulkeeda Ardaydeeda Gaar Ahaana Bahda Caafimaadka Iyo Macalimiinteedaba Ay Ku Aamanayeen Dedaalka Ay Uga Sameeyeen Dhanka Caafimaadka Islmarkana Ay Ka Habqabtireen Bahidii Ay U Qabeen Ee Caafimaad Weliba Si Lacag La,aaan Ah.

4. Ardaydani Jamacadaha Dalka Oo Isugu Jira Macalimiin Dalka Dibbadiisa Ka Yimi Waxna Ka Dhiga Jamacadaha Dalalka Dibbada Ee Qiimeynta Sameynaysey Waxay Qoraalkan Ku Cadeynayaan In Maalmaha Soosocda Ay Ku Laaban Doonan Gobolka Togdheer Si Kulamo Kala Duwan Ula Qaataan Maamulka Iyo Macalimiinta Kala Duwan Ee Ee Jamacadaha Ku Yallaa Gobolka Togdheer Si Ay Tallooyin Iyo Tusaale Usiinyaan Waxanay Ardaydani U Tilmaami Doonan Halka Ay Ka Qaldanyihiin Habka Ardayda Wax Loo Baro Iyagoona Sidoo Kale Dhiirigelin Doona Maamulka Iyo Macalimiinta Jamacada Alpha Si Usii Laban Laabaan Halka Wanagsan Ee Ay Maanta Mariyaan Waxbarida Ardayda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here