Maamulka Dekeda Berbera Ayaa Saaka Bilaabay Olole Nadaafadeed

0
20

Berbera ( Saxilnews.com)-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dekedaha Somaliland, Mudane Siciid Xassan Cabdilaahi, Oo ay Wehelinayeen Maareeye Ku-xigeenka iyo Shaqaale Waynaha Hay’adda Dekedaha Somaliland, Waxay olole Nadaafadeed ka fuliyeen Gudaha Dekedda si kor loogu qaado Nadaafada iyo Faya-dhawrka Guud ee Dekedda Berbera. Siddo kale waxa la buufiyay Goobihi la nadiifiyey si looga Hor-tago Xannuunka Coronavirus.

Waxay ku beegsanayeen maamulku ololahan qashinka yaala agagaarka Dekeda Berbera gaar ahaana albaabka laga galo iyo goobaha ay yaalan , qashinka badu soo tuftay .

 

Www.saxilnews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here