Putland ( Saxilnews.com)- Dawlad Goboleedka Puntland Ayaa Joojisay Dhamaan Qaadkii Soo Galayay Gudaha Puntland Iyo Waliba Dadkii Iyo Gaadiidkii Kaga Imanayay Somaliland Iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Go’aankan Ayaa Dhaqan Gal Noqon Doona Waxii Bari Ka Danbeeya.