Lahaanshaha sawirka GETTY IMAGES Image caption Wadooyinka Talyaaniga oo maran
Dhammaan dadka ku nool Talyaaniga ayaa loo sheegay inay guryahooda ku nagaadaan xilli uu si ba’an u faafayo caabuqa Corona ee dadka badan ku laayay dalkaasi.
Waqooyiga Talyaaniga ayaa bandowga markii hore lagu soo rogay, hase yeeshee maadaama ay sii badanayaan dadka u dhimanaya xanuunka ayaa ra’iisal wasaare Giuseppe Conte waxa uu sheegay in loo baahan yahay “tallaabooyin adag” si wax looga qabto faafidda cudurka.
Dadweynaha ayaa laga mamnuucay inay isugu tagaan fagaarayaasha, halka goobaha waxbarashadana la xiray ilaa 3-da bisha dambe.
Mas’uuliyiin shaqada looga eryay cudurka Corona awgii
Cudurka corona oo saameeyay dhaqaalaha Shiinaha
Dhakhtarkii “halyeyga ahaa” oo u dhintay cudurkii dartiis loogu hanjabay
Waxaa sidoo kale hakad la geliyay dhammaan ciyaaraha kala duwan ee dalkaasi.
Keliya dadka aan ka fursan karin inay dibedda u soo baxaan ayaa loo oggol yahay inay socdaalaan.
Mr Conte ayaa ku tilmaamay xanuunkan saf-marka ah mid “xilli mugdi ah” u horseeday dalkaasi, balse waxa uu tilmaamay inay ka guulaysan doonaan.
Muxuu ka dhigan yahay bandowgan?
Socodka dadka ayaa la xakameeyay, waxaana loo oggol yahay oo keliya dadka aan ka fursan karin inay dibedda u baxaan.
Maqaayadaha iyo goobaha laga cunteeyo ayaa furnaan kara 08:00 ilaa 18:00, balse waxaa qasab ah in masaafo hal mitir dhan ay isu jiraan dadka macaamiisha ah.
Dukaamaha ayaa sido kale looga baahan yahay in macaamiishooda ay kala fog yihiin ugu yaraan hal mitir.
Shaneemooyinka, tiyaatarrada iyo madxafyada ayaa dhammaan lagu amray in la xiro.
Dhammaan ciyaaraha kala duwan sida kubadda cagta ayaa la hakiyay.
Iskuullada iyo jaamacadaha ayaa xirnaan doona ilaa 3-da April.
Dhammaan isu soo baxyada dadka ayaa la mamnuucay sida arooryada, aaska iyo weliba kulamada diinta.
Xogtan si joogto ah ayaa wixii kusoo kordha loogu baddalaa laakiin waxaa laga yaabaa inaan lagu sheegin hadba halka ay mareyso isku darka tirada dal walba.
Kiisaska100,00010,0001,00010010
Kiisaska
Dhimashada
China
81,020
3,217
Italy
24,747
1,809
Iran
13,938
724
Kuuriyada Koonfureed
8,162
75
Spain
7,844
292
Germany
5,813
13
France
5,431
127
Team USA
3,769
69
Switzerland
2,200
14
Kooxda GB
1,391
35
Norway
1,256
3
Netherlands
1,136
20
Sweden
1,032
3
Belgium
886
4
Denmark
864
2
Austria
860
1
Japan
839
22
Markabka Diamond Princess
696
7
Malaysia
428
Qatar
401
Canada
339
1
Greece
331
4
Australia
297
3
Jamhuuriyadda Czech
293
Israel
251
Portugal
245
Finland
244
Singapore
226
Slovenia
219
1
Bahrain
214
Brazil
200
Iceland
180
Estonia
171
Philippines
140
12
Romaniya
139
Ireland
129
2
Masar
126
2
Poland
125
3
Iraq
124
10
Saudiyya
118
Indonesia
117
5
Thailand
114
1
India
113
2
Kuwait
112
San Marino
109
7
Lebanon
99
3
United Arab Emirates
98
Luxembourg
77
1
Chile
75
Peru
71
Russian Federation
63
Slovakia
61
Koonfur Africa
61
Chinese Taipei
59
1
Vietnam
56
Pakistan
53
Bulgaria
51
2
Serbia
50
Brunei Darussalam
50
Croatia
49
Algeria
48
4
Argentina
46
2
Panama
43
1
Mexico
43
Albania
42
1
Daanta Galbeed
39
Ecuador
37
2
Costa Rica
35
Colombia
34
Georgia
33
Qubrus
33
Hungary
32
1
Latvia
30
Morocco
28
1
Belarus
27
Armenia
26
Senegal
24
Bosnia and Herzegovina
24
Moldova
23
Azerbaijan
23
1
Cumaan
22
Malta
21
Tunisia
20
Turkey
18
Sri Lanka
18
Venezuela
17
Afghanistan
16
Waqooyiga Macedonia
14
Maldives
13
Lithuania
12
Jordan
12
Faroe Islands
11
Dominican Republic
11
Jamaica
10
Bolivia
10
Martinique
10
Kazakhstan
9
New Zealand
8
Burkina Faso
7
Cambodia
7
Paraguay
7
French Guiana
7
Tsibirin Reunion
7
Ghana
6
Rwanda
5
Bangladesh
5
Puerto Rico
5
Jersey
5
Guyana
4
1
Ethiopia
4
Cameroon
4
Liechtenstein
4
Uruguay
4
Cuba
4
Honduras
3
Kenya
3
French Polynesia
3
Guam
3
Ukraine
3
1
Guadeloupe
3
Seychelles
3
Saint Martin (Qaybta Faransiiska)
2
Andorra
2
Trinidad and Tobago
2
Saint Lucia
2
Nigeria
2
Namibia
2
DR Congo
2
Monaco
2
Aruba
2
Guernsey
1
Nepal
1
Jasiiradaha Cayman
1
Suriname
1
Sudan
1
1
Congo
1
Gibraltar
1
Swaziland
1
Guinea
1
Togo
1
Equatorial Guinea
1
Gabon
1
Côte d’Ivoire
1
Central African Republic
1
Bhutan
1
Mongolia
1
Mauritania
1
Saint Barthélemy
1
Uzbekistan
1
Vatican
1
St Vincent and the Grenadines
1
Antigua and Barbuda
1
Bahamas
1
Guatemala
1
Wax badan i tus