Hargaysa(Saxilnews) Fadhigii Saaka ee golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ansixiyay Wax Ka Beddel Golaha Wakiilladu Maalintii Shalay Ku Sameeyeen Xeerka Isgaadhsiinta iyo Boosaha Somaliland.
74 Xildhibaan Oo joogay Saaka Fadhigaa Guurtida isla Markaana Xaadir Ku Ahaa Ayaa Dhammaantood Ucodeeyay Wax Ka Beddelka Xeerkaas
Waxaana Ka Mid Ah Qodobada Meesha Laga Saaray qodobkii ahaa in Shirkadda Somcable Kooto Loogu Xidho Xadhiga Feber Optiga Loo Yaqaan Oo Hore Gaar Loogu Xidhay.
Warkan Oo Muuqaala Kala Soco Wararkayaga Dambe