Itoobiya Oo Markii Ugu Horaysay Laga Xusay Kaarmardha Oo Ahayd Halkii Ciidanka Somaliya Lagu ajabiyey

0
19

Adisababa ( Saxilnews.com) -Dagaalki 1977-kii dhex maray Itoobiya uu ujeedkiisu ahaa in lagu xureeya Gobollada Soomaali galbeed ee Itoobiya hoos tago oo hadda loo yaqanno deegaanka Soomaalida waxaa ka soo wareegtay 42 sano.

Dalka Itoobiyana maalinti shalay waxaa si weyn looga xusay guusha Karamardha oo ay sheegeen iney ahayd halki ciidanki Soomaaliya lagu jabiyey 1977-kii ciidamada Itoobiyana ay guul ku gaareen.

Xuska Karamardha oo 27-ki sano ee la soo dhaafay ama xilligi ay jirtay dowladdi ay hoggaanka u hayeen TPLF aan la xusin, waxaa hadda xuskeeda dib loo billaabay sanadkan oo uu dalka Itoobiya Ra’isal wasaare ka yahay Dr Abiy Axmed.

Raisul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here