Dacwadii Faysal Cali Waraabe Oo Maxkamadda Gobalka Maroodi-Jeex Loo Gudbiyay + [ Muuqaal ]

0
20

HArgeysa (Saxilnews.com):- Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Xubno ka tirsan xisbiga UCID ayaa sidaas u xaqiijiyay Geeska Afrika.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here