DAAWO MUUQALKA”WARAYSI XASAASIYA OO LA LAYEESHAY WASIIRKA MAALIYADA SOMALILAND IYO ARIMAHA WAX LAGAGA WAYDIIYAY!

0
18

Hargeysa(Saxilnews.com):-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somailand Sacad Cali Shire Ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay arimo la xidhiidhka miisaaniyada cusub ee ay wasaarada diyaarisay sanadkan.

Sidoo kale wasiir sacad cali shire ayaa Wax laga waydiiyay sobobta ay ufulin waayeen balanqaadkii xisbi kulmiye eek or uqaadida mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada oo aan wali la fulin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here