Madaxda Ugu Saraysa Dawlada Soomaaliya Oo Mushaharkooda Ugu Deeqay shacabka Baladweyn

0
17

Muqdisho(Saxilnews.com)Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa go’aan ku gaadhay in mushaharkiisa bisha October loogu deeqo dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiyada dalku.

Image result for farmaajo khayre iyo mursal

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa go’aankan qaatay ka dib markii uu darsay saamaynta balaadhan ee ay yeesheen fatahaadaha wabiyadu, iyada oo go’aankana ka daba qaateen masuuliyiin kale.

gudoomiyeyaasha labada gole ee golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa dhankooda go’aansaday inay mushaharkooda ugu deeqaan dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiyadu.

abdirashiid rooble cadare

Saxilnews.com

berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here