AKHRISO,HADAL HAYNTA BULSHADA IYO HOGAMIYEYAASHA U HANQAL TAAGAYA HOGAANKA SARE EE XISBIGA KULMIYE

0
15

Berbera(Saxilnews.com) hadal haynta baraha bulshada ayaa mudooyinkii udanbeeyey ahaa kuwo ay taageerayal tiro badani is barbar dhigayen labada siyaasi maxamud xaashi ahana wasiirkii hore ee madaxtooyada somalilnd iyo wasiirka wasarada arimaha gudaha somalilnd  maxamed kaahin axmed oo labada siyaasi hada ka mid yihiin xisbiga muxafidka ah kulmiye

ayaa waxa isasoo taraya sawiro iyo qoraalo bulshadu isla dhexmarayso kuwaasi oo muujinaya inay labadani siyaasi si weyn mid waliba udanaynayo hoganka sare ee xisbiga kulmiye ee jagada gudoomiyenimo ee xisbigasi kulmiye

hadaba labadani siyaasi aya hayb ahan kaso wada jeeda isku beeel balse  lama oga ilaa haatan midki madaxweyne muuse u cumaaamadi laha

labadani siyaasi aya mid weliba dedaaaal iyo raacday ugu jiraa hanashada kursiga gudomiye nimo  e xisbiga kulmiye

isagoona mid waliba kulamo gaar gaar ah la yeeshay cuqaasha iyo salaadiinta guud ee beesha aykaso jeedan iyagoona midkastaa dalbanayo in maanta lagu garab galo hanashada hogaminta xisbiga kulmiye

geesta kalena madaxweynaha somalilnd muuse biixi abdi ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaaan weli shacin inuu wareejinayo jagada gudoomiye nimo ee xisbigaasi iyo inuu sii hayn doono gudoomiye nimada xisbiga oo uu yahay musharax

waxase dhamanba dadweynaha iyo taagerasha xisbiga iyo siyasiyinta somalilnd iyo gebi ahanba haldoorka somalind ka dhursugaysan halkay caga dhigato damacan isdaba dhigay labadani siyaasi

 

Saxilnews.com

abdirashiid rooble cadare

berbera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here