Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Su’aalo La Waydiiyay Wasiirka

0
25

Hargeysa (Saxilnews.com):- Golaha Guurtida JSL ayaa saaka u yeedhay Wasiirka wasarada waxbarashada waxaanay wax ka waydiiyeen deeqdii waxbarasho ee Dalka Itobiya siiyay ardaydii dhamaysatay Dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2018/2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here