Hargeysa (Saxilnews.com):-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka Hadley mooshinkii ay saaka golaha wakiilada Somaliland ay laaleen ee ku saabsanaa doorashooyinka
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ka go,aan gaadhista mooshinkaasi uu yahay mid u yaalay golaha isla markaana ay go,aanka golaha mar walba soo dhaweynayaan ka xisbi ahaan
Sidoo kale xisbiga Kulmiye ayaa cadeeyey in kominshanku noqon doono 7 xubnood mar hadii ay baarlamaanku diideen mooshinkii 9 ka xubnood lagaga dhigaayey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan