Duqa Berbera Ayaa Todobaadkan Shahaadooyin Ka Gudoomay Dad Ku Farxay Horumarka Berbera .

0
17

Berbera (Saxilnews.com)- Todobaadkan waxaa uu duqa Berbera shahaado sharaf iyo abaalmarino kala duwan ka Gudoomay dad shicib ah oo ku riyaaqay horumarka iyo waxqabadka degmada Berbera uu ka hirgaliyey mudada uu xilkaasi hayey duqa ayaa ka mahadceliyey abaalmarinaha kala duwan .

waxaa kmaid ah ahaa dadka biladaha iyo abaalmarinta ku maamusay duqa Berbera jaaliyada somaliland ee Usa ,Suweserland , ingriiska iyo sidoo kale odayaal iyo waxgarad kasoo jeedo gobolka Togdheer iyo sidoo kale dad shicib ah oo kascoda caasimada Hargaysa , waxaa sidoo kale kamid ahaa masuuliyiin kasocota xukuumada Somaliland .

 

Saxilnews.com//

Berbera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here