Hargeysa (Saxilnews.com):- Gudoomiyaha xisbiga UCID Oo Wareysi siiyey Telefishanka BBCSOMALI ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey ujeedka wafti ka socda xisbiga Kulmiye iyo UCID ay u tageen magaalada Nairobi
Faysal ayaa sheegay in dalalka beesha caalamka ay ka saxayaan arimo khaldan oo uu sheegay in uu gudoomiye Ciro hore ugu sheegay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan