Hargeysa (Saxilnews.com):- Madax dhaqameed iyo wasiiro ka tirsan maamulka Puntland ayaa waxaa ay dawlada Somaliland ugu baaqeen inay ay joojiso dacwad dalka Mareykanka kaga socota Korneyl Tuke oo ay sheegen in ay Somaliland dabada ka wado waa sida ay hadalka u dhigeene
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan